settings icon
share icon
Su’aal

Waa maxay docoda dambiilayaasha?

Jawaab


Docoda dambiilayaasha waa docoda qofka u dugto Ilaahey marka ay fahmaan in ay yihiin dambiilayaal iyo u baahanyihiin Badbaado. Isagoo dhahayo docoda laguma gaarayo wax iyada gaar u ah. Docoda dambiilayaasha ma ahan kaliya wax ku ool haddii si saxan ay u matasho waxa qofka uu ogyahay, fahamsanyahay, iyo ka aaminsanyahay dambiyadooda iyo u baahan badbaado.

Qeybta ugu koowaad ee docoda dambiyada waa fahamka ah in aan dhammaanteen naahay dambiilayaal. Rooma 3:10 waxay sheegeen, “Sida qoran, Ma jiraan wax wanaag ah, maya, ma jiro hal xitaa." Baaybalka ayaa cadeeyay in inaga dhammaanteen aan dambiyeysannahay. Waxaan dhammaanteen nahay dambiilayaal ee Ilaahey uga baahan naxariis iyo cafin (Titus 3:5-7). Sababtoo ah dambiyadeena, waxaan istaahalnaa ciqaab daa’in ah Matayos 25:46). Docoda dambiilayaasha waa qirasho naxariis ah bedelkii xukun. Waa codsi naxariis ah bedelkii inkaar.

Qeybta kale ee docoda dambiilayaasha waxaa loo ogyahay waxa Ilaahey uu sameeyay ee lagu daaweynayo xaaladeena lumitaanka iyo dambiga. Ilaahey wuxuu qaaday dhiig iyo wuxuu noqday bini’aadam Qofka ee Ciise Masiixi (Yooxanaa 1:1,14). Ciise wuxuu na baray runta ku saabsan Ilaahey iyo ku noolyahay saxnaan wanaagsan iyo nolal dambiyeysan (Yooxanaa 8:46; 2 Korintos 5:21). Ciise ayaa kadib ku dhintay istilaabka booskeena ah, isagoo qaadanayo ciqaabta aan istaahilno (Rooma 5:8). Ciise wuxuu ka soo noolaaday dhimashada si loo cadeeyo Guushiisa dambiga, dhimashada, iyo naarta (Kolosay 2:15; 1 Korintos cutubta 15). Sababtoo ah waxaan oo dhan, waxaan heli karnaa dambiyadeena in la cafiyo iyo naga balan qaaday guri daa’in ah ee Janada - Haddii aan hadeer saarno rumeynteena Ciise masiixi. Waxa loo baahanyahay in aan sameyno waa aaminaada in uu ku dhintay meesheena iyo dhimashada ka soo noolaaday (Rooma 10:9-10). Waxaan ku badbaadi karnaa naxariista kaliya, oo dhinaca rumeynta kaliya. Efesos 2:8 waxay cadeeyay, “Oo naxariisteeda ah waxaa laguugu badbaadiyay, dhinaca rumeysiga ah - iyo tani kama imaanin shaqsigaada, waa naxariista Ilaahey."

Isagoo dhahayo docada dambiilayaasha waa wado sahlan oo Ilaahey u sheegeyso in aad ugu tiirsantahay Ciise Masiixi sida Badbaadiyahaaga. Ma jiraan erayo “sixir” ah ee sababa badbaadinta. Waa rumeysi kaliya ee dhimashada Ciise’ iyo soo noolaanshaha ee inaga nabadbaadin karto. Haddii aad fahamsantahay in aad tahay dambiile iyo u baahantahay badbaadin dhinaca Ciise Masiixi ah, halkaan waa docada dambiilayaasha ee aad u dukan karto Ilaahey: “Ilaahey, waan ogahay in aan ahay dambiile. Waan ogohay in aan istaahilo cawaaqiibta dambigeyga. Si kastaba, waxaan u aaminayaa Ciise Masiixi sida Badbaadiyaheyga. Waxaan aaminsanahay in dhimashadiisa iyo soo noolaanshihiisa ay isiisay cafiskeyga. Waxaan aaminsanahay Ciise kaligiisa sida Ilaaheygeyga gaarka ah iyo Badbaadiyaheyga. Waad ku mahadsantahay Ilaahayow, badbaadinteyda iyo cafinteyda! Aamiin!"

Miyaad go’aan masiixi ka gaartey waxaad halkan aqrisay darted? Haddey saas tahay fadlan riix badhanka hoose oo oranaya, waan aqbalay/yeelay masiixi maanta.

English



Ku noqo bogga Soomaliga

Waa maxay docoda dambiilayaasha?
© Copyright Got Questions Ministries